MUUQAAL: Ciidamada Ingiriiska ee ku sugan Somaaliya iyo waxay ka Qabtaan

MUUQAAL: Ciidamada Ingiriiska ee ku sugan Somaaliya iyo waxay ka Qabtaan

daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaal iyo Warbixin laga duubay Ciidamada Dawladda Ingiriiska ee ku sugan gudaha dalka Soomaaliya iyo Waxyaabaha ay ka Qabtaan.


Soomaaliya ayaa waxaa Ciidamo badan ay ka Joogaan dalal kala duwan, Kuwaasi oo sheegay inay Caawinayaan Dhismaha Ciidamada iyo la dagaalanka Al-shabaab oo ah dhibaatada ugu wayn ee Soomaaliya hortaagan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:03 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada