Muuqaal: Puntland oo soo Bandhigtay Maxbuuskii ay Galmudug uga Qabatay Dagaalkii dhexmaray iyo waxa gaadhay

Muuqaal: Puntland oo soo Bandhigtay Maxbuuskii ay Galmudug uga Qabatay Dagaalkii dhexmaray iyo waxa gaadhay

daajis.com:-Masuuliyiinta Maamulka Puntland ayaa ka hadlay dagaalkii duleedka Gaalkacyo ku dhexmaray Ciidamo ka tirsan  Galmudug iyo Puntland.


Puntland ayaa soo bandhigtay Nin  lagu magacaabo Carab maxamed Guuleed kaasi oo dagaalka looga qabtay Galmudug, Islamarkaana dhaawac ah,  waxayna kusoo Wareejiyeen Hay’adda Bisha Cas oo Galmudug ku Wareejin doonta.

Dagaalka u dhexeeya Galmudug iyo Puntland ayaa ah Mid Wakhti badan soo Noq-noqday Ilaa hadana ma Muuqato Xal Rasmiya oo laga gaadhay.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:02 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada