daajis.com:- Maamulka Somaliland iyo xisbiyada siyaasadda, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay qaraxyadii ka dhacay magaalada Muqdisho, waxaanay tacsi u direen shacabka ay waxyeelladu soo gaadhay iyo dawladda Soomaaliya.
Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somaliland Dr Sacad Cali Shire iyo gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa qaraxyadaasi ku tilmaamay kuwo murugo leh.
“Soomaali waa isku mid qudha, Dawladdo ha kala sheegatee, Alle ha u naxariisto Dadka dhintay, Gacan ka Xaqdaran ayaa dishay, Eheladii ay ka dhinteen Gacan haloo gaysto oo ha la caawiyo” Ayuu yidhi Faysal Cali Waraabe.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 06:00 and have
, Published at