Daawo: Jabuuti oo Diyaarad Gurmad ah iyo Dhakhaatiir keentay Muqdisho

Daawo: Jabuuti oo Diyaarad Gurmad ah iyo Dhakhaatiir keentay Muqdisho

daajis.com:- Dowladda aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa diyaarad gargaar caafimaad sida u soo dirtay Magaalada Muqdisho, si ay uga qeyb qaataan gurmadka loo fidinayo dadkii ku waxyeeloobay qaraxii dadka faraha badnaa ku dhamaadeen ee ka dhacay Isgoyska Zoobe.


Diyaaradda oo siday Daawo iyo agab caafimaad sido oo uu hoggaaminayo Wasiirka Caafimaadka Jabuuti isla markaana ay la socdaan 25 dhaqaatiir iyo kalkaaliye Caafimaad ah ayaa soo gaadhay magaalada Muqdisho.

Jabuuti ayaa sheegtay inay si buuxdo u garab taaganyihiin walaalahooda Soomaaliyeed, islamarkaana ayaad uga xunyihiin Mashaqaddii ka dhacday Isgooska Soobe ee Magaaladda Muqdisho.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 07:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada