MUUQAAL: Taliyeyaasha Milatariga iyo Booliska S.LAND oo ka hadlay Xaalada Kacsan ee Burco, Hargeisa & Ceerigabo

MUUQAAL: Taliyeyaasha Milatariga iyo Booliska S.LAND oo ka hadlay Xaalada Kacsan ee Burco, Hargeisa & Ceerigabo

daajis.com:- Taliyeyaasha Ciidamada Milatariga iyo Booliska ee Somaliland ayaa ka Hadlay Xaalada ka Kacsan ee kasoo Korodhay deegaanka Kadib Doorashadii dhowaan ka Qabsoontay.


Magaalooyinka Hargeisa, Burco iyo Ceerigaabo ayaa waxaa ka dhacay Rabshado Xoogan, Iyadoo siwayn looga maqlay Dhowaaqa Rasaasta Noocyadeeda kala duwan, waxaana lagu soo waramayaa inuu Jiro khasaare kala duwan oo Ka dhashay.

Taliyaasha ayaa siwayn ugu Hanjabay Siyaasiyiinta Kiciya Bulshada, waxayna sidoo kale Kacdoonku Bilowday Kadib markii ay soo baxeen Wararka sheegaya inuu ku shubtay Xisbiga Kulmiye.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada