Shahid Kapoor muxuu isla qarinaa xidigaan xili gabadhiisa xitaa fahmi weesan tahay (+sawiro)

Shahid Kapoor muxuu isla qarinaa xidigaan xili gabadhiisa xitaa fahmi weesan tahay (+sawiro)

daajis.com:- Todobaadkii hore jilaaga caanka ah Shahid Kapoor asigoo Airport-ka Mumbai kasii baxaayo saxaafada wey garan weesay madaama uu koofi soo xirtay, ookiyaalke sidoo kalena wajigana maro ku duubtay.

Sababta waxaa loo fahmay inuu iska jaray timihii dhaadheeraa iyo garkii weynee uu filimka Padmavati ku jilaayay haatana muuqaalkiisa cusub uu saxaafada ka qarinaayo.

Balse Shahid Kapoor oo dib usoo laabtay ayaa la arkay asigoo isla sidii muuqaalkiisa u qarinaayo markii uu Mumbai soo galaayay xitaa gabadhiisa yar Misha ayaa fahmi weesay!


Sidoo kale Shahid waxaa la socotay xaaskiisa Mira Rajput oo caadi iska ahayd wa dhib ahna ku qabin inay saxaafada sawiro ka qaado.

Waa markii ugu horeesay Shahid Kapoor uu muuqaalkiisa la dhuumanayo waxaana loo fasirtay xiirsahada timaha uu xiirtay ama uu dhulka ku dhajiyay ku jili doono filimkiisa xiga Batti Gul Meter Chalu.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada