Daawo: Qubanaha VOA “DF-Somalia oo ka hadashay Shirka ONLF iyo Itoobiya Iyo Qodobo kale oo Xiiso badan

Daawo: Qubanaha VOA “DF-Somalia oo ka hadashay Shirka ONLF iyo Itoobiya Iyo Qodobo kale oo Xiiso badan

daajis.com:-Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA oo Todobaadkan lagu soo qaatay Qodobo Xiiso badan oo Quseeya Soomaaliya iyo Caalamkaba.


” Wasiirka Arimaha debedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo wax laga waydiiyey Shirka Nairobi uga Furmay  ONLF iyo Itoobiya, iyo Sida ay Dawladda Soomaaliya u aragto.

Warbixin ku saabsan Magaalada Vancouver ee ku taalla gobolka British Columbia ee dalka Canada, oo Soomaali badan ay ku nooshahay.

Wabiga Shabeelle ayaa biyo yareeyay, meelaha qaarna waaba uu guray. Dadka qaar ayaa rumeysan in biyo-xireennada ay Itoobiya sameysay ay saameeyeen qulqulka biyihii wabiga.

Kenya waa dalka 3aad dunida, ee ubaxa u dhoofiya Yurun. Mareykanka ayaa la filayaa inuu suuq ka helo, marka ay billaabmaan duullimaadyada tooska ah ee Nairobi – New York.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:05 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada