MUUQAAL: Dr. Cali Khaliif oo ka hadlay Wadahadalka DF Somalia iyo S.land iyo Ciidamada Khaatumo ee lagu daray SL

MUUQAAL: Dr. Cali Khaliif oo ka hadlay Wadahadalka DF Somalia iyo S.land iyo Ciidamada Khaatumo ee lagu daray SL

daajis.com:- Dr. Cali Khaliif Galaydh oo Xalay gaadhay dalka Jarmalka ayaa Waraysi uu bixiyey wuxuu uga hadlay Wadahadalka la filayo inay dhexmaraan Dawladda Federaalka iyo maamulka Somaliland.


Dhinaca kale wuxuu eedayn dusha u saaray Xubnihii wax ka dhisay maamulka Khaatumo, Wuxuuna sheegay inay Tareenka ka Hadheen, Iyagoona Qofkasta uu dantiisa raacday siduu hadalka u dhigay.

Ugu dambayntii wuxuu ka hadlay Heshiiskii dhexmaray Khaatumo iyo Somaliland,  iyo Ciidamada Khaatumo ee lagu Wareejinayo Somaliland, Wuxuuna sheegay in Ciidankaasi ay wax ka qaban doonaan dhibaatooyin ay shacabka ku hayso Puntland siduu hadalka u dhigay.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:50 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada