DEG DEG: Maamulka Tigreega oo xog cusub kasoo saaray dagaalkii Socday

DEG DEG: Maamulka Tigreega oo xog cusub kasoo saaray dagaalkii Socday

daajis.com:- Afhayeenka TPLF Getachew Reda ayaa usheegay Wakaalada wararka Reuters u sheegay in wada hadal u socdo iyaga iyo Ergeyga Midowga Afrika.

Ergeyga gaarka ah ee geeska Afrika u qaabilsan Midowga Afrika Olusujuun Obasanjo ayaa ka dagay Magaalada Mekelle.

Sidoo kale maanta waxaa Magaalada Mekelle ee caasimada gobolka Tigray gaaray madaxa gar gaarka ee Qaramada Midoobay Martin Griffiths.


Waxaa lasugayaa wada hadaladaasi waxa kasoo bixi doono,iyadoo lasoo tebinayo in awood dheeraad ah Ciidamada Itoobiya heleen si loo jebiyo TPLF.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:57 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada