NISA oo gacanta ku dhigtay Shabakad isku xiran oo ka tiran argagixisada Al-Shabaab

NISA oo gacanta ku dhigtay Shabakad isku xiran oo ka tiran argagixisada Al-Shabaab

daajis.com:-  Hay’adda Nasad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA ayaa gacanta ku dhigtay Shabakad maleeshiyada Alshabaab ay u diyaarisay qalqal-gelinta Amniga magaalada Baydhabo oo Xarun KMG maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Taliyaha Nabad sugida maamulka Koonfur Galbeed Maxamuud Maxamed Xasan Shaahiyow ayaa sheegay in tirada maleeshiyada la qabtay ay gaareyso 12-ruux,islamarkaana hadda ay ku jiraan gacanta laamaha amniga, islamarkaana cadaaladdana la horkeeni doono.

Shabakadda ay Ciidamada Amniga ee NISA ay qabteen waxaa ku jiro dad qaba Baahiyaha gaarka ah, kuwaas oo ciidamadu ay baaritaan ku sameynayaan.


Soo qabashada Shabakadan dhagarta u maleegayay shacabka ayaa ku timid wada shaqeyn wanaagsan oo ka dhaxeysa laamaha amniga iyo bulshada magaalada Baydhabo iyo guud ahaan deegaanada Koonfur Galbeed.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:59 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed