Dib u dhis ka socda Garoonka Diyaaradaha Shaati Gaduud iyo Madax kormeertay (Sawirro)

Dib u dhis ka socda Garoonka Diyaaradaha Shaati Gaduud iyo Madax kormeertay (Sawirro)

daajis.com:- Garoonka Diyaaradaha Shaati Gaduud ee kuyaala magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed waxaa ka socda dib u dhis balaaran oo lagu sameenayo qeybo kamid ah garoonka.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo ay Wehliyaan Wasiirka Gaadiidka Xasan Xuseen Maxamed (Eeley)  ayaa kormeerey Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Dr Shaati Gaduud Airport ee Magaalada Baydhabo.

Garoonka ayaana mudooyinkii dambe waxaa ka socday dib u dhis iyo balaarin lagu sameenayay, waxaana si gaar ah dhismo loogu wadaa dhabaha ay diyaaradaha ku ordaan oo laga dhigay laami.

Maamulka Koonfur Galbeed ayaana gacan ka geesanaya dib u dhiskan lagu sameenayo garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo oo kamid ah garoomada ugu weyn diyaaradaha ee kuyaala Soomaaliya.










FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:06 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada