Howlgal laga sameeyay degaano u dhow Magaalada Beledweyne

Howlgal laga sameeyay degaano u dhow Magaalada Beledweyne

daajis.com:- Ku simaha Gudoomiyaha gobalka Hiiraan ahne Gudoomiye ku xi’geenka koowaad Ee Maamulka gobalkaas Abuukar Cabdullahi maadey masuuliyiin ka’tirsan Degmada Baladweyne  ayaa maanta sameeyey Howl galo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab.

Howlgalkan ayaa Maamulka gobalka Hiiraan iyo Ciidamada deegaanka ee is abaabulay ee macawiis-leey waxeey ka sameeyen Tuulooyinka Jaaborow, Biitaale, iyo Ceelka baar oo dhanka galbeed kaga beegan Magaalada Beledweyne.

Gudoomiye ku’xigeenka Maamulka gobalka Hiiraan Abuukar Cabdullahi maadey ayaa sheegay muhiimada ay lee dahay in tuulooyinkan ay ahaayeen kuwo Nabdoon oo ka caagan Al-Shabaab.




Maamulka gobalka Hiiraan Asigoo ka duulayo Muhiimada aay leedahay ka shaqeynta Amniga iyo la dagaalan’ka Argagixisada waxuu Dardargelin doono sidii loo sugi lahaa Amaanka guud ee gobalka Hiiraan si Shacabka Aay u sii Dareemaan xasilooni dheeri ah ayaaagu yiri” War kasoo baxY Maamulka Gobolka Hiiraan.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:47 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada