Daawo:- Nin lahaa 57 xaas iyo boqolaal caruur ah oo geeriyooday isagoo 74 jir ah

Daawo:- Nin lahaa 57 xaas iyo boqolaal caruur ah oo geeriyooday isagoo 74 jir ah

daajis.com:- Simon Odo, oo loo qayaan “Boqorkii Shaydaanka ayaa geeriyooday asagoo da’diisu ahayd 74, sida uu xaqiijiyey wiilkiisa Uchenna Odo.

Waxaa uu intaas ku daray in aabbihiis uu geeriyooday arooryadii hore ee Talaadadii, ka dib markii uu muddo yar xanuunsanaa.

Simon Odo ayaa ka soo jeeday tuulada Aji ee ku taal gobolka Enugu ee dalka Nigeria, halkaasoo uu ka ahaa wadaad sare oo caan ah.

Ninkan ayaa lahaa 57 haween ah oo uu guursaday kuwaasoo u dhalay carruur tiro beel noqday.

Waxa uu sheegay in uu shaydaannimada ka dhaxlay waalidkii iyo awoowayaashii balse waxa uu ku adkeystay in uusan caawin qof kasta oo raadiya sidii uu u dhibaateyn lahaa dadka kale ee la nool.


  






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:49 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada