Meydka nin la dhashay wasiirkii hore soomaaliya oo laga helay wado ku taalla Turkiga

Meydka nin la dhashay wasiirkii hore soomaaliya oo laga helay wado ku taalla Turkiga

daajis.com:- Wararka inaga soo gaaraya magaalada istanbul ee dalka Turkiga ayaa sheegaya in halkaasi maanta lagu dilay Baashi Xoosh Jibriil oo caan ka ahaa dalkaasi.

Marxuumka ayaa la sheegay in koox hubeysan ay toogteen waxaana socda baaritaan booliska turkiga ay wadaan.

Baashi ayaa la dhashay wasiirkii hore ee dastuurka soomaaliya allaha unaxariistee C/raxmaan Xoosh Jibriil.

Qar ka mid ah ehelkiisa ayaa inoo sheegay in 6-dii bishaan oo isniintii isbuucii hore qorshaha uu ahaa inuu ku laabto dalka Canada uu ka yimid balse meydkiisa la helay maalmo la weysanaa oo waxa laga helay halka loo yaqaano Taksiim oo Istanbul ku taalla.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:12 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada