Booliska Malta oo labo ruux u soo xiray geerida Nin Soomaali ah oo dabaq kasoo dhacay

Booliska Malta oo labo ruux u soo xiray geerida Nin Soomaali ah oo dabaq kasoo dhacay

daajis.com:- Booliska ayaa baaraya ugu yaraan shan qof oo lala xiriirinayo shil ka dhacay warshad ku taal magaalada Marsa  ee dalka Malta oo uu naftiisa ku waayay nin Soomaali ah.

Ilo wareedyo muhiim ah ayaa sheegay in laba nin la xiray oo su’aalo laga waydiiyey shilkan, halka booliskuna uu la hadlay saddex kale oo taxadar leh, taas oo ka dhigan in loola dhaqmayo sidii tuhuno kale.

Baaritaanka ayaa ku saabsan geerida Axmed Cadaawe Diiriye oo 39 jir ah oo Soomaali ah, kaasoo ka soo dhacay dabaq dheer isagoo dhaawaciisana ugu geeriyooday isbitaalka.

Diiriye ayaa markii hore ay boolisku sheegeen in la waayay galabnimadii Isniinta, iyagoo sheegay in la arkayay toddobaad ka hor.

Booliska waxay sheegeen in ay baarayaan in sababta keentay in dabaqa laga soo tuuro ama in uu asago iska soo tuuray.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:20 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada