Bulshada Rayidka Iyo Haweenka Oo Biirtay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka

Bulshada Rayidka Iyo Haweenka Oo Biirtay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka

daajis.com:- Shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka ee magaalada muqdisho maalinti seddaxaad uga socda madaxda dowlad gobaleedyada dalka iyo Ra’iisul wasaare Rooble ayaa waxaa maanta markale shirka ku biiray xubna ka socda bulshada rayidka iyo Haweenka .

” Golaha Wadatashiga Qaran oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay wakiillo ka socda Bulshada Rayidka ah iyo haweenka Soomaaliyeed oo ay ka wada hadleen dardargelinta howlaha doorashooyinka, iyagoo ka dhageystay talooyinkooda ku aaddan hufnaanta doorashada iyo xaqiijinta qoondada haweenka ee Golaha Shacabka,” ayaa lagu yiri war ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha.









FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:25 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada