Dowladaha Australia & New Zealand oo Diyaarado dagaal u diray dalka Tonga

Dowladaha Australia & New Zealand oo Diyaarado dagaal u diray dalka Tonga

daajis.com:- Diyaaradaha dagaalka ee Australia iyo New Zealand ayaa loo diray dalka jasiiradaha ka kooban ee Tonga, si ay u soo sahmiyaan khaasaraha ka dhashay volcanaha iyo tsunami-da halkaa ku dhuftay Sabitidii.

Waxaa hadda dib u soo noqday qeyb ka mid ah isgaarsiinta dalkaas. Wararka la helayo ayaa sheegaya in mar kale uu jasiiradahaas ka qarxay volcano horleh.

Ra’iisul wasaaraha New Zealand Jacinda Ardern ayaa sheegtay in sunaamida ay “waxyeello wayn” gaysatay, doonyo ay xeebaha ku soo caarisay sidoo kalana ay aastay dukaamadii ku yaal xeebta.

Xogta laga helayo Tonga ayaa aad u yar hasayeeshee illaa hadda wax dhimasho ah lama soo tebin.


Dadka deegaanka ayaa sheegaya in Tonga ay u egtahay “sida sawirrada laga soo qaado dayaxa” kaddib markii uu ku dul habsaday dambas badan oo ka soo baxay foolkaanada.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:09 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada