Midowga Yurub oo DFS ku eedeeyay in aysan ka go’neyn la dagaalanka Burcad Badeeda

Midowga Yurub oo DFS ku eedeeyay in aysan ka go’neyn la dagaalanka Burcad Badeeda

daajis.com:- Midowga Yurub ayaa walaac ka muujiyay mustaqbalka howlgallada ka dhanka ah burcadbadeedda ee xeebaha Soomaaliya, xilli ay muddo kooban ka harsan tahay waajibaadka howlgalka la dagaalanka burcad badeedda.

Kuwaas waxaa ka mid ah Hawlgalka Atalanta, oo sidoo kale loo yaqaan EU NAVFOR Soomaaliya, Ciidanka Wadajirka ah ee Geeska Afrika ee uu hoggaamiyo Maraykanku, iyo Hawlgalka NATO ee Badweynta Shield.

Saraakiisha Midowga Yurub waxay rumaysan yihiin in saddexda bilood ee la kordhiyey aanay ku filnayn xasilloonida gobolka. Waxayna sheegeen dowladda Soomaaliya in aysan ka go’neyn sii wadida howlgallada caalamiga ah ee ciidamada badda.

Midowga Yurub wuxuu ku doodayaa in haddii la kordhin waajibaadka howlgalka ilaalada badda Soomaaliya, ay wiiqi doonto awoodda EU NAVFOR ee hawlaha la dagaallanka burcad-badeedda ee gobolka.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com

Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget

share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:12 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada