Shabaab oo la wareegay degaanka Cadakibir oo 60 Km u jira

Shabaab oo la wareegay degaanka Cadakibir oo 60 Km u jira

daajis.com:- Ururka Al-Shabaaba ayaa galabta gudaha u galay deeganka Cadakibir ee gobolka Galgaduud.

Dagaalamayaal Alshabaab ah oo wata gaadiidka dagaalka ayaa la wareegay deeganka Cadakibir.

Sidda ay xaqiijiyeen dadka deegaanka Shabaab ayaa la hadlay dadka deeganka oo ay isugu yeeren goob fagaare ah.

Deegaanka Cadakibir oo 60 Km u jira Magaalada Cadaado waxaa dhawaan ku geeriyooday dagaal ka dhacay Saraakiil ka tirsan Ciidanka xoogga dalka.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:17 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada