Waxyaabaha looga hadlay kulankii golaha wadatashiga qaran & Midowga Musharraxiinta

Waxyaabaha looga hadlay kulankii golaha wadatashiga qaran & Midowga Musharraxiinta

daajis.com:- Golaha Wadatashiga Qaran oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Fedraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay wakiilo ka socda Midowga Musharraxiinta.

Kullanka waxaa goobjoog ahaa dhammaan Madaxda Dawlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.

Golaha iyo Midowga Musharraxiinta ayaa ka wada hadlay dardargalinta howlaha doorashooyinka, dhinaca kale goloha ayaa ka dhageystay talooyin ku aaddan hufnaanta doorashada.

Dhinaca kale waxaa lagu wada in Madasha Wadatashiga Qaran ay la kulmaan Xubno matalaya Bulshada Rayidka iyo Haweenka.

Waxaa lagu wadaa in shirkaan la soo gababa gabeeyo maalinta barri ah asiga oo laga soo saari doona Warmurtiyeed kaas oo jiheen doona doorashada oo dib u dhac ku yimd.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:18 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada