Ciidanka dowladda oo sheegay in ay gubeen Saldhigyo ay lahaayeen Shabaab

Ciidanka dowladda oo sheegay in ay gubeen Saldhigyo ay lahaayeen Shabaab

daajis.com:- Milateriga Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee DANAB ay burburiyeen Saldhigyo Al-shabaab ku lahaayeen gobalka Hiiraan.

Milatariga ayaa sidoo kale sheegay in howlgalkaasi lagu dilay hoggaamiyihii Jamhaddaha ee Al-Shabaab iyo lix kale oo ka mid ah.

Ciidanka dowladda ayaa  soo bandhigay guryo gubanaya oo la sheegay in Al-shabaab ay ku diyaarin jireen qaraxyada.

Deegaanada Ciidanka ay howlgallada ka fuliyeen ayaa kala Fiidoow, Dudubley, Kiliga Shiinaha iyo Burca dheer oo ka tirsan Gobolka Hiiraan.









FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:07 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada