Daawo Sawirada:- Al shabaab oo galabta soo bandhigay gaadiid ay kuqabsadeen dagaalkii Kaxda

Daawo Sawirada:- Al shabaab oo galabta soo bandhigay gaadiid ay kuqabsadeen dagaalkii Kaxda

daajis.com:-  Habeen hore ayaa Al shabaab waxay weerar ku qaadeen degmada Kaxda Ee Gobolka Banadir waxaana ay saacad kudhawaad heysteen saldhiga degmadaasi iyo xaafadaha udhaw.

Dagaal kooban ayaa dhacay balse Al Shabaab waxay bur buriyeen dhismaha saldhiga waxayna hore uwateen gaadiid booliska degmada kaxda ku shaqeenayeen.

Baraha ay wararka ku faafsadaan ayey Shabaabku soo geliyeen galabta labo cabdi bile oo booliska astaantooda ku buufsaneyd kuwaas oo ay sheegene inay ku qaniimeysteen dagaalkii ka dhacay Kaxda.


Labada baabuur ay shabaab soo bandhigeen waxa ka muuqatay saameynta hubkii la isku adeegsanayey inta dagaalka ka dhex socday Kaxda saldhiga booliska,iyadoo muraayadaha ay daateen.








FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:43 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada