Dhageyso:- Warbixin ku saabsan weerarro xalay ka dhacay Muqdisho

Dhageyso:- Warbixin ku saabsan weerarro xalay ka dhacay Muqdisho

daajis.com:- Magaalada Muqdisho waxaa xalay saqdii dhexe ka dhacay weerarro kooban balse ku bilowday qaraxyo waaweyn oo shacabka ay hurdada uga soo salaleen, waxaana weerarrada lagu qaaday saldhigga degmada Kaxda iyo xaafadda Daaru-salaam.

Warbixinya warkan waxaa Muqdisho kasoo diray weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:31 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada