SAWIRRO: Sidee loo diyaariyay goobta ay ka dhacayso doorashada 16 ee Boosaaso ?

SAWIRRO: Sidee loo diyaariyay goobta ay ka dhacayso doorashada 16 ee Boosaaso ?

daajis.com:- Doorashada 16 kursi oo kamid ah Golaha Shacabka BJFS ayaa todobaadka soo socda ka dhacaysa magaalada Boosaaso ee caasimadda ganacsiga Puntland ahna deegaan doorashada labaad ee Puntland.

Kuraasta ayaa doorashadoodu dhacaysaa 5 ilaa 6 bisha Maarso, waxaana lagu qaban doonaa Teendho laga dhisay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee magaalada Boosaaso.

Dhismaha iyo diyaarinta Teendhada ayaa soo gaba-gabowday, sida ay muujiyaan Sawirro laga soo qaaday goobta doorashada.









FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:54 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada