Akhriso: Jadwalka Hadaljeedinta Musharixiinta Madaxweynaha

Akhriso: Jadwalka Hadaljeedinta Musharixiinta Madaxweynaha

daajis.com:- Guddiga doorashada madaxweynaha ayaa shaaciyay liiska kala horaynta hadaljeedinta musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya.

Khudbadaha musharixiinta madaxweynaha ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay ka bilaabato xarunta afisyooni ee xalane.

Hadaljeedinta musharixiinta oo soconaysa laba maalin ayaa loo qorsheeyay in ay 20 musharax oo kamid ah 39 musharax oo isdiiwaangeliyay, halka maalinta labaad ay khudbadahooda jeedinayaan 19 musharax.










FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:05 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada