Musharaxiinta madaxweynaha Kenya oo si weyn ugu loollamaya codka Soomaalida

Musharaxiinta madaxweynaha Kenya oo si weyn ugu loollamaya codka Soomaalida

daajis.com:-  Ololaha doorashada madaxtanimada dalka Kenya ee lagu wado in ay dhacdo bisha August ee sanadkan ayaa si xowli ah ku bilowday, ayadoo siyaasiinta Kenyaanka ah ay loollan xooggan ugu jiraan sidii ay taageero uga heli lahaayeen Soomaalida Kenya.

Ra’iisal wasaarihii hore ee Kenya Raila Odinga oo la kulmay Soomaalida Xaafadda Islii ayay ka wadahadleen sidii wax looga qaban lahaa caqabadaha ay inta badan la kulmaan ganacsatada iyo Soomaalida ku nool dalka Kenya.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:53 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada