Musharixiin cusub oo isga hartay doorashada madaxweynaha.

Musharixiin cusub oo isga hartay doorashada madaxweynaha.

daajis.com:- Waxaa isa soo taraya musharixiinta isaga hareysa tartanka madaxtinimo ee Soomaaliya oo goordhow la filayi iney ka dhacdo teendhada Afisyooni ee ku taala xerada ciidanka cirka.

Sida wararka la helayl ay sheegayaan, musharixiinta kala ah Jabriil Ibrahim Cabdulle iyo Xuseen Cabdi Nuunow ayaa ka haray tartanka doorashada, iyagoo aan bixin macluumaad ku aadan sababta ay uga hereen tartanka, maadaama ay ku sgan yihiin hoolka doorashada.

Horay illaa saddex Musharax isaga hareen doorashada kuwaasoo kala ah sC/kariin Xuseen Guuleed, Dahir Maxamuud Geele iyo C/naasir Cabdulle.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:02 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada