Qalbi dhagax oo Madaxweyne Xasan sheekh ka codsaday labo arrin uu la yimaado

Qalbi dhagax oo Madaxweyne Xasan sheekh ka codsaday labo arrin uu la yimaado

daajis.com:- Madaxweynaha la doortay Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta qaabilay kulana qaatay halgamaa Cabdikiriin Sheekh Muuse Qalbi dhagax.

Kulanka ayaa waxa looga hadlay sidii loo sii adkeyn lahaa heykalka Dawladnimada isagoo qalbi dhagax hambalyo udiray madaxweyne Xasan sheekh.

Waxa uu kulankaasi ahaa mid kusoo dhamaaday isfaham iyo sidii loo taageeri lahaa geedi socodka bilowga ah.

Labo arrin ayuu ka codsaday inuu sameeyo Madaxweynaha la doortay kuwaas oo kala ah:

1: In uu dib usaxid ku sameeyo khaladaadka uu sameeyey Madaxweyne Farmaajo iyo xukunkiisa.

2: In uu mideeyo afkaaraha siyaasadeed iskuna wado mucaaradka iyo muxaafadka si looga gudbo wax walbo oo khilaaf abuuri kara.


Qalbi dhagax ayaa isku diyaarinaya inuu maxkamad ka daaweeyo ex Madaxweyne Farmaajo ee xalay laga guuleystay isagoo uheysta ficilkii loogu gacan geliyey maamulkii TPLF ee ka ariminayey Itoobiya.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:52 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada