Sawir gacmeed lagu kala iibsaday $195 milyan oo doolar

Sawir gacmeed lagu kala iibsaday $195 milyan oo doolar

daajis.com:- Sawir gacmeed naadir ah oo laga matalay Marilyn Manroe oo ahayd atariisho caan ah , kaas oo uu sawiray Andy Warhol ayaa lagu kala iibsaday lacag dhan $195 milyan, taas oo ahayd lacagtii ugu badnayd oo ebed lagu kala iibsado farshaxan.

Waxaa la sameeyay sanadkii 1964-tii, wuxuuna iibka ka dhacay magaalada New York.

Waxaa iibsatay ninka leh shirkadda carwooyinka farshaxanka maamusha ee Larry Gagosian, iyada oo lacaha laga faa’iido loogu yaboohi doono hay’ad samafal oo ka shaqaysa arrimaha caafimaadka.









FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:21 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada