Xog cusub oo laga helay ninkii caruurta ku laayey iskuul ku yaalla Mareykanka

Xog cusub oo laga helay ninkii caruurta ku laayey iskuul ku yaalla Mareykanka

daajis.com:- Ugu yaraan 21 qof, oo ay ku jiraan 19 caruur ah, ayaa lagu dilay toogasho ka dhacday dugsiga hoose oo ku yaal gobolka Texas ee Maraykanka ka dib markii nin dhalinyaro ah oo hubaysan uu galay dhsimaha iskuulka isagoo si aan kala sooc lahayn rasaas ugu furay.

Ninka weerarka qaaday ayaa Salvador Ramos, oo 18 jir ah isla markaana deggenaa magaalada Ovalde, kaasoo markii dambe ay booliisku toogteen.

Madaxweyne Biden ayaa ku baaqay in go’aan geesinimo leh laga qaato sidii looga hortagi lahaa ololaha hubka ee Maraykanka, si loo yareeyo falalka noocan ah oo marar badan soo laalaabtay.

Warbaahinta Mareykanka ayaa sheegtay in Salvador Ramos uu ahaa nin qaangaar ah balse ay haysatay dhibaato dhanka hadalka ah kaasoo marar badana lagu jees jeesay.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:40 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada