Daawo Sawirro:- Madaxweyne caan ah oo gabadhiisa ka dhigay Madaxweyne ku-xigeen

Daawo Sawirro:- Madaxweyne caan ah oo gabadhiisa ka dhigay Madaxweyne ku-xigeen

daajis.com:- Madaxweynaha Philippines Rodrigo Duterte Gabadha ugu wayn ilmaha ayaa loo dhaariyay xilka Madaxweyne ku xigeenka wadanka.

Mudo xileekeeda oo ah lix sano oo ay la qaadan doonto Ferdinand Marcos Junior ayaa ka bilaaban doona 30 ka June.

Sara Duterte ayaa wacad ku martay inay mideyneyso Philippines iyadoo ka hadlaysay xaflad lagu dhaarinayey.

Waxay Balantaan qaaday iyada oo dhinac taagan Ferdinand Marcos Junior oo dhawaan badali doona aabaheed.


“Maalmaha soo socda waxay noqon dooonaan kuwa caqabaado miiran ah kuwaasoo sababi doona inaan midowno qaran ahaan” ayay tiri Duterte.









FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:33 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada