Faransiiska oo soo celiyey xaasaska iyo caruurta dagaal-yahanada Daacish

Faransiiska oo soo celiyey xaasaska iyo caruurta dagaal-yahanada Daacish

daajis.com:- Dowlada Faransiiska ayaa sheegtay in Faransiiska lagu soo celiyey 35 caruur ah iyo 16 hooyooyin ah oo ku jirey, xeryo ku yaalla Waqooyiga Suuriya oo lagu hayo qoysaskii dagaal-yahanadii kooxdii Daacish ee ka dagaallami jirtay Suuriya iyo Ciraq.

Wasaarada Arrimaha Guddaha Faransiiska ayaa sheegtay, in caruurtan lagu wareejiyey addeeggyada Caruurta iyo Bulshada halka hooyooyinka wajihi doonaan dacwad maxkamadeed.

Warbixin gaar ah oo ku saabsan arrintan waxa magaalada London kasoo direy Wariyaha VOA-da Qaarada Yurub Cabdixafid Cawil Ismaaciil.









FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:57 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada