Jahwareer ka taagan isticmaalka mid ka mid ah waddooyinka ugu weyn Nairobi

Jahwareer ka taagan isticmaalka mid ka mid ah waddooyinka ugu weyn Nairobi

daajis.com:- Jahawareer dhanka isticmaalka ah ayaa ka taagan mid kamid ah waddooyinka sida casriga ah loo dhisay ee magaalada Nairobi ee Kenya ee loo yaqaano Expressway—taasoo ah waddo marka ay gaadiidku marayaan ay bixiyaan lacag gaar ah oo lagu maro.

Maalmihii la soo dhaafay ilaa tobaneeyo qof ayaa ku dhintay wadadaasi kadib shilal baabuur oo ka dhacay, arrintan ayaa loo sababaynayaa darawalada gaadiidka oo aanan aqoon duruqsan u lahayn isticmaalka wadadani.


Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixintan kasoo diray.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:38 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada