Muftiga Muslimiinta Ukraine oo ka qeyb-galaya dagaalka Ruushka

Muftiga Muslimiinta Ukraine oo ka qeyb-galaya dagaalka Ruushka

daajis.com:- Muslimiinta Ukraine ayaa ku ducaysanaya guul iyo in dhulkoodu ka xuroobo duulaanka Ruushku uu ku qabsaday qaybo ka mid ah.

Mufti Said Ismahilov oo ka mid ah hoggaamiyeyaasha ruuxiga ah ee Muslimiinta ee Ukraine, islamarkaana ah Muftiga muslimiinta dalkaasi ayaa mar hore go'aansaday inuu hakiyo shaqooyinkii la xidhiidhay waajibaadkiisa diimeed si ugu dagaalamo xoraynta dalkiisa.








FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:16 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada