Wadooyinka Muqdisho oo laga sameynayo Biya mareen loogu talagalay inay toos ugu shubaan Bada.

Wadooyinka Muqdisho oo laga sameynayo Biya mareen loogu talagalay inay toos ugu shubaan Bada.

daajis.com:- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeeray qaar kamid Wadooyinka Caasimadda oo ay ka socdaan howla dib loogu abuuraya gooba Biya mareen ah oo loogu talagalay in ay si toos ah ugu shubaan Bada.

Wadooyinka uu kormeeray Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa waxaa kamid ahaa.

1- Wadada Buundooyinka, oo ay ka socotay howla dayactir ah.
2- Wadada hormarta Xarunta Taliska qeybta guud gobolka Banaadir ee ciidan boliiska Soomaaliyeed ee tagta isgooska Afarta Darjiin.
3- Warta KM-4 oo ay ka socotay howla biyaha looga qaadaye.
4- Wadada Buula Xubeey ee degmada Wadajir.

Goobahaas uu maanta kormeeray Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Filish ayaa waxaa ka socday howl dib udhis ah oo Wadooyinka loogu Sameynayay Tubooyinka biyaha qaada kuwaas oo si toos ah ugu shubi doona Bada, si looga gudbo caqabadaha ay Roobka u geestaan isku socodka Caadimadda iyo Bilicda.


Wadooyinka Muqdisho oo laga sameynayo Biya mareen loogu talagalay inay toos ugu shubaan Bada. 







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:16 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada