Taliyaha Ciidanka lugta oo gaaray Jiido hore ee Dagaalka ee Gobolka Hiiraan

Taliyaha Ciidanka lugta oo gaaray Jiido hore ee Dagaalka ee Gobolka Hiiraan

daajis.com:- Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeeyte Cismaan ayaa Jiido hore ee Dagaalka ee Gobolka Hiiraan ku soo dhaweeyey Taliyaha Ciidanka lugta ee Xooga Dalka Soomaaliyeed Janeraal Maxamed Biixi Cabdi iyo Taliyaha Qeybta 27-aad ee Ciidan Xooga Dalka Gen-Tawane Amed.

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeeyte Cismaan aya saraakiisha uga mahad-celiyey xog-ogaalnimada iyo qorshaha joogtada ah ee ay lagarab taagnaayeen inta Howlgalka uu socday Taas oo guulo wanaagsan laga gaaray.

War kasoo baxay Maamulka Gobolka hiiraan ayaa lagu sheegay in howlgalladii ugu dambeeyay Al-Shabaab lagala wareeygay degaano dhowr ah oo ka tirsan Degmooyinka Maxaas iyo matabaan ee Gobalka Hiiraan.

Taliyaha Ciidanka lugta ee Xooga Dalka Soomaaliyeed ayaa ku amaanay Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeeyte Cismaan Dadaalka iyo Howlkarnimada uu sameeyey asigoo  ku bogaadiyey guulaha wax tarka leh ee la gaaray.


Ugu Dambeyn Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Mudane Cali Jeeyte Cismaan ayaa warbixin guud ka siiyey xaaladaha dee






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:51 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada