Madaxweyne Mustafe oo is-bedello ku sameeyay hoggaanka hay'adaha amniga

Madaxweyne Mustafe oo is-bedello ku sameeyay hoggaanka hay'adaha amniga

daajis.com:- Madaxweynaha dowlada deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumer ayaa isbadal cusub ku sameeyay hoggaaminta hay'adaha nabadgalyada deegaanka, iyadoo sidoo kalana madaxweynuhu magacaabay maayarro cusub ee saddex maamul magaalo.

Madaxweynaha ayaa dhinaca kale wafdi uu hoggaaminayo uu u ambabax dhanka galbeedka gobolka Siti si uu kulamo wadatashi ah ula yeesho bulshada una soo arko dadka barakacayaasha ah ee dhawaan kasoo barakacay dagaalada Canfarta iyo Soomaalida.

Warkan waxaa Jigjiga kasoo diray wariye Maxamed Cabdiraxman Gaataa.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:33 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada