Ciidamada Amaanka Galmudug oo Goordhow Isku Hareereyey Deegaanka Qalaanqal Halkaasi Oo Ay Fariisin Weyn Ku Leeyihiin Al Shabaab

Ciidamada Amaanka Galmudug oo Goordhow Isku Hareereyey Deegaanka Qalaanqal Halkaasi Oo Ay Fariisin Weyn Ku Leeyihiin Al Shabaab

daajis.com:- Ciidamada Amaanka Galmudug Ayaa Goordhow Isku Hareereyey Deegaanka Qalaanqal Halkaasi Oo Ay Fariisin Weyn Ku Leeyihiin Dagaalamyaasha Al Shabaab

Ciidamada Hareereyey Saldhiga Dagaalamyaasha Al Shabaab Ee Deegaanka Qalaanqal Waxaa Ka Mida Ciidamada Booliska Degmada Cadaado Iyo Ciidanka Xooga Dalka

Ciidanka Ayaa Maantay Waxay Howgalo Deegaanka Maarsagame Iyo Deegaanka Kale Kuwaas Oo Dhibaato Weyn Loogu Geystay Dad Badan Oo Reer Guuraa ah


Office Nairobi Kenya






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:51 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada