SAWIRO:- Ciidamo horleh iyo Gaadiid dagaal oo gaaray Gobolka Hiiraan

SAWIRO:- Ciidamo horleh iyo Gaadiid dagaal oo gaaray Gobolka Hiiraan

daajis.com:- Ciidamadii ugu Badnaa oo ah kuwa degaanka iyo Ciidamada xooga Dalka Soomaaliyeed sida Ciidamada kumaandooska DAMAB iyo Ciidammo ka tirsan qeybta 21 aad ayaa gurmad ahaan u gaaray degaanka Yasooman iyo nawaaxigeeda .

Ciidamadaan oo ah qeybtii labaad ayaa ka kala timid Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel, iyaga oo qeyb la noqonaya dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda meelo kamid ah Gobolka Hiiraan.

Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe iyo Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa horkacayo Gulufka dagaal ee Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa degaanka ka wadaan Gobolka Hiiraan, iyaga oo degaano dhowr ah kala wareegay Al-Shabaab.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:21 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada