Talyaha cusub ee Booliiska Gobolka Banaadir oo la magacaabay

Talyaha cusub ee Booliiska Gobolka Banaadir oo la magacaabay

daajis.com:- Taliya Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen. Cabdi Xasan Xijaar ayaa magaacabay Taliyaha Cusub qaybta Guud ee Gobolka Banadir, Magacaabay Gaashaanle Sare Mahdi Cumar Mumin.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Talyaha Ciidamada Booliiska ayaa waxaa lagu yiri “Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa maanta Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir iyo fadhiyada hoos yimaadda u magacaabay G/le Sare Mahdi Cumar Muumin”.

Talyaha cusub ayaa badalaya Farxaan Qaroole oo laba toddobaad ka hor lagu dilay qarax miino oo ka dhacay deegaanka Basra ee Gobolka Shabeellada Dhexe







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:07 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada