Gudoomiye Madaale oo walaac ka muujiyay Shabaab iyo qoysaskooda oo soo galaya Muqdisho.

Gudoomiye Madaale oo walaac ka muujiyay Shabaab iyo qoysaskooda oo soo galaya Muqdisho.

daajis.com:- Gudoomiyaha gobolka Banaadir Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa muujiyay walaaca ay ku heyso xubno Shabaab ah oo soo galaya magaalada Muqdisho, isagoo baaq deg deg ah u diray dadka reer Muqdisho.

Waxa uu sheegay in dagaallada looga horjeedo Al-Shabaab ay ka socdaan gobollada dalka, taasina ay keentay in markii lagu soo jebiyay ay carruurtooda iyo xaasaskooda soo geliyeen magaalada Muqdisho

“Meesha bahallo-galeenka ah waa taqaaniin, cidda wax kasta soo dhoweysata waa taqaaniin, waa magaalada Muqdisho magaalada Muqdisho soo dhoweynta inaysan u dhiman ayaan rabnaa. Maalin kasta in la yiraahdo baabuur qarax sida ayaa meel hebel jooga ee khalkhald dadka ay ku noolaadeen, suuragal maaha,” ayuu yiri Duqa magaalada Muqdisho.


Si kastaba, laamaha amaanka oo ka duulaya qeyla dhaanta gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa laba jibaaray howlgalada ay ka sameynayaan xaafadaha magaalada, xalay oo u dambeysay ciidamadda amaanka ayaa howlgal guri guri ah ka sameeyay degmada Waaberi,Gudoomiye Madaale oo walaac ka muujiyay Shabaab iyo qoysaskooda oo soo galaya Muqdisho.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:41 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada