Taleefishin u gaar ah gabdhaha Soomaaliyeed oo la daah-furay

Taleefishin u gaar ah gabdhaha Soomaaliyeed oo la daah-furay

daajis.com:- Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxaa lagu daah furay Telefishin cusub oo lagu magacaabo Telefishinka Dumarka Soomalaiyeed kaasoo ka hadli doona arrimaha iyo barnaamijyada lagu dhiirigelinayo haweenka Soomaaliyeed.

Xaruntaan ayaa waxaa hirgalisay Nasra Xassan Cali oo ah gabar dhalllinyaro ah oo kasoo laabatay Qurbaha, gaar ahaana dalka Maraykanka.

Nasra Xassan, ayaa ujeedada laga leeyahay iyo waxyaabaha ku dhaliyay inay fikradaan hindisto, waxaa ay uga warrantay Wariyaha VOA-da ee Nairobi Khadar Maxamuud Xareed.
Halkaan Hoose ka Dhageeyso

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:40 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada