Taliyaha ciidanka booliska oo awaamir culus oo dhinaca amniga ah soo saaray

Taliyaha ciidanka booliska oo awaamir culus oo dhinaca amniga ah soo saaray

daajis.com:- Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyee, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa Kulan Dag Dag ah iskugu Yeeray shirka Khamiis laha ah ee Hoggaamada iyo Fadhiyada madaxa banaan ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.

Kulankaasi dag dag ah ayaa ujeedkiisu ahaa sidii wax looga qaban lahaa Xaaladaha amni-daro ee Ku soo Korartay Caasimada iyo sidii wax looga Badalilahaa Hanaanka shaqo ee Ciidanka ee ku sugan Caasimada.

Related Posts
Taliya ayaa Sheegay in uu Magacabayo Gudi ka shaqeynayo Kormeerida Baraha hubinta gaadiidka, kuwaasi oo wacyi galin Buuxda u sameeynayo ciidamadaasi maadama loobahanyahay in wax lagabadalo Habdhaqanka Ciidamada.

Ugu danbeyn, Taliyaha ayaa ku amray taliyeyaasha xasilinayo Caasimada iyadoo laga Dulayo Cabashooyinka Shacabka Soomaaliyeed, iskulana xisaabtamayo dhacdooyinka soo laa laabtay.







_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:07 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada