Maxay ka dhigan tahay xilalka sare ee ay UK ka qabteen dadka laga tirada badan yahay?

Maxay ka dhigan tahay xilalka sare ee ay UK ka qabteen dadka laga tirada badan yahay?

daajis.com:-  Saddex maandaqad oo ka mid ah boqortooyada UK waxaa madax ka ah saddex mas’uul oo kasoo jeeda Jaaliyadaha laga tirada badan yahay ee dalkaasi ku nool.

Waxaa dheer caasimada Britain ee London oo iyana duqa magaaladu uu kasoo jeedaa jaaliyadahaas.

Haddaba, xilalka ay hayaan dadkan maxay uga dhigan yihiin dadka aan ahayn caddaanka ee laga tirada badan yahay ee reer Britain? siddee ayeyse u arkaan bulshada loogu yimi mandaqadan?

Warbxin gaar ah oo ku saabsan arrintaas waxaa magaalada Glasgow ee mandaqada Scotland nooga soo direy Wariyaha VOA ee Qaaradda Yurub Cabdixafid Cawil Ismaaciil.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:55 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada