Kenya oo Ciidamo Dheeraad geysay Xadka ay la wadaagto Soomaaliya

Kenya oo Ciidamo Dheeraad geysay Xadka ay la wadaagto Soomaaliya

daajis.com:- Dawlada Kenya ayaa Xoojisay dadaalaada laagu xaakameeynaayo Ganaacsiga sharci darrada ah ee ka socda xeebaha dalkeeda ka dib markii dib loo furay soohdinta at la wadaagto Soomaaliya .

Saraakiil iyo Ciidamo dheeraad ah ayaa  la soo dhoobay Xadka Kenya ay la waadaagto Soomaaliya si ay ug hortagaan Ganacsiga sharci darrada ah .

Hase’ahaatee’ Tani ayaa ku soo aadaeysa Muddo Todobaad dhexdiisa ka dib markii Kenya ay ogolaatay in dib loo Furo Xarumihii Xuduudaaha Ismaamuladaa Mandheera, Lamu, iyo Garisa 90ka Maalmood ee soo socda.

Hay’adda Canshuuraaha Kenya ee loo soo gaabiyo (K R A) ayaa shaqaalaheeda Kastamkaa iyo xakameyntaa Xuduudaha u dirtay Lamu, waaxa ay kala shaqeeyneysaa Ilaalada Xeebaha Kenya si ay u ilaaliyaan qayb ka mid aah Badweynt Hindiya.

Hase’aahaatee ‘ dib u furisrata Xadka Kenya iyo Soomaaliya ayaa sare u qaadeysa Xiriirka Ganacsi ee ka dhexeyaay labada dal.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:46 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada