Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shir gaar ah oo ka dhacay dalka Masar

Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shir gaar ah oo ka dhacay dalka Masar

daajis.com:- Wasiirka maaliyadda dowladda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo ku sugan Magaalada Sharma Sheekh ee dalka Masar ayaa maanta ka qayb galay shir gaar ah oo ay isugu yimaadeen wasiirada maaliyadda iyo madaxda Bangiyada Dowliga ah ee Dalalka bariga Afrika oo Soomaaliya ay xubin muhiim ah ka tahay.

Waasiirka maaliyadda Soomaaliya ayaa sheegay in kulanka looga hadlay arrimaha horumarinta dhaqaalaha dalalka bariga Afrika iyo sidii looga gudbi lahaa caqabadaha ku hor gudban dhaqaalaha.

Sidoo kale shirka ayaa looga dooday sidii dal waliba uu maalgalin u gaar ah uga heli lahaa Bangiga Horumarinta Afrika.

Dhawaan waxaa si rasmi ah uga furmidoona magaalada Sharma Sheekh ee dalka Masar shirka sanad laha ah ee Bangiga horumarinta Afrika.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:59 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada