Daawo:- Mucjiso ka taagan mid ka mid ah magaalooyinka Dunida ugu caansan iyo Iskuulaadkii oo la fasaxay

Daawo:- Mucjiso ka taagan mid ka mid ah magaalooyinka Dunida ugu caansan iyo Iskuulaadkii oo la fasaxay

daajis.com:-Magaalada Peking ee caasimada dalka Shiinaha ayaa waxaa qariyay qiiq sababay in Iskuulaadka iyo shaqaalaha xafiisyada dowlada la fasaxo waxaana sidoo kale la kala yareeyay isku socodka gawaarida dadweeynaha oo aan si wanaagsan isku arki karin. 


Dadka waayeelka ah ayaa sidoo kale looga digay inay banaanka ama dibada u soo baxaan. Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Peking waxeey afka iyo sanka ku soo xirteen Maaskaro kuwaas oo warbaahinta u sheegay inay caafimaadkooda u baqayaan. 

Qiiqa ama mudiga ka jira magaalada Peking ayaa Booliiska dalkaas waxeey ku eedeeyeen warshadaha faraha badan ee halkaas ku soo badanaya inkastoo warbaahinta iyo Telefishinada dalkaas ay sheegeen in uu dhulka ku soo dhawaaday caadka ama daruuraha qabowga. 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:40 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada