Daawo:- Barkhad Abdi Iyo Filmka Cusub Ee South Africa Uu Ku Jilayo 2015

Daawo:- Barkhad Abdi Iyo Filmka Cusub Ee South Africa Uu Ku Jilayo 2015

daajis.com:- Waxa iftin soo gaaray sawiradii ugu horeeyay film uu jilaayo actor-ka Somaliyeed ee Barkhad Abdi. Filmkan ayaa magaciisa la dhahaa Eye in the Sky ayaa waxa la jilaya Helen Mirren iyo Aaron Paul.

Qisada filmkan ayaa ku saabsan koox argagixiso ah oo Nairobi, Kenya saldhigoodu yahay oo ciidamada Mareykanka ugaarsanayan.

Filmka oo bilaabmay September ee sanadkan 2014 ayaa soo bixi doona 2015-ka. Duubista ‘Eye in the Sky’ ayaa haatan ka socota dalka South Africa waxana soo saare ka ah Gavin Hood waxaana qoray Guy Hibbert.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada