Gabar Qoraa ah oo Katimid Hargaysa oo ka Oohisay Dadkii Isugu Yimid Xarunta Bandhigga Buugaagta (VIDEO)

Gabar Qoraa ah oo Katimid Hargaysa oo ka Oohisay Dadkii Isugu Yimid Xarunta Bandhigga Buugaagta (VIDEO)

daajis.com:- Naciima Qorane oo ah gabar qoraa ah oo ku nool Magaalada Hargaysa, ayaa waxa ay ka qayb gashay oo ay ka hadashay barnaamijka bandigga Buugaagta (Mogadishu Book Fair) oo lagu qabtay Hotel City Palace ee Magaalada Muqdisho.

Naciima ayaa ka hadashay buug ay qortay iyo sida ay u aragto dhibaatada iyo burburka ka taagan dalka Soomaaliya, iyo wixii u soo baxay markii daraasaad ay suubisay.


Naciima ayaa dadkii u sharaxday in niman siyaasiyiin isku sheeg ahi oo Lacag iyo xukun doon ah ay umadii Soomaaliyeed kala qay-qaybiyeen oo umadii nin waliba gobol ku soo xirtay.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada