Daawo:- Wufuudii ugu Balaadhnayd oo ka Socda Dawladaha Islaamka iyo Hay’ado soo gaadhay Buuhoodle

Daawo:- Wufuudii ugu Balaadhnayd oo ka Socda Dawladaha Islaamka iyo Hay’ado soo gaadhay Buuhoodle

daajis.com:- Xaalada ka taagan Buuhoodle iyo Deegaano ku xeeran xili ay kasii darayso, Islamarkaana ay Dhimashadu sii Korodhay ayaa maanta waxaa soo gaadhay Wafdi balaadhan oo ka socda Dawladaha Imaaraadka, Kuwait, Cumaan iyo Malaysia, Waxaana sidoo kale ka mid ah hay’adda African Relief iyo ganacsato waa weyn, Waxayna sideen Daawooyin.

Xanuunka Shuban Biyoodka oo Mudooyinkii ugu Danbeeyey Fara Kulul ku Hayey Magaalada Buuboodle iyo Deegaanada hoos yimaada ayaa Hada sii Laba Kacleeyey Waxaanana uu Maryaa Heerkii ugu Xumaa.
Wufuudan kala duwan ee maanta soo gaadhay magaalada Buuhoodle ayaa waxay u Kuur galeen Goobaha kala duwan ee Caafimaadka, Waxaana sidoo kale Lagu wadaa inay Kulamo la qaataan Masuuliyiinta iyo Waxgaradka deegaanka.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:23 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada